Daawo nin isagoo khatar ku jira muuqaal cajiib ah u soo duubay xaaskiisa

Qoraalka Muuqaalka, .
Published

Khalid Khan waxa uu ka mid ahaa dadkii ku hoos xannibmay burburka dhismo sadex dabaq ka koobnaa oo ku yaalla duleedka magaalada Mumbai ee dalka Hindiya.

Xaaskiisa ayuu u duubay muuqaal macasaalameyn ah. Balse 10 saacadood ka dib xaaladdu way is badeshay oo waa la soo badbaaday. Waxa uuna ka warramay muuqaalkii uu xaaskiisa u duubay.