Ra'iisul Wasaare Rooble oo ku dhawaaqay golaha wasiirada

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble

Xigashada Sawirka, TQS

Qoraalka sawirka, Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble
Published

Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa shaaca ka qaaday magacyada golaha wasiirada cusub, wuxuu soo magacaabay ilaa 26 wasiir.

Golaha wasiirada cusub ayaa waxa kasoo dhex muuqday xubno horey uga tirsanaa xukuumaddii hore.

Ra'iisul Wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa horraan ballan qaaday inuu sida ugu dhakhsiyaha badan kusoo dhisi doono Golaha Wasiirrada, isagoo hoosta ka xariiqay arrimmo dhowr ah oo uu fulin doono inta uga dhiman xilka.

.

Xigashada Sawirka, Dowladda Soomaaliya

.

Xigashada Sawirka, Dowladda Soomaaliya