Wareysi: Madaxweynaha dowlad deegaanka iyo fariintiisa ciida
Published
Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Mux'ed Cumar (Cagjar) oo weriyaha BBC-da Faaduma Taxadar uga warramay ciidda iyo farriintiisa ku aadan munaasabadda.