Sawirro: 'Doontii soolarka aheyd' ee reer Fircoon oo la geeyay matxafka Giza

Published

Doonni cajiib ah oo ay lahaayeen dadkii hore ee qadiimiga ahaa ee Masar taas oo la sameeyay waqtigii Faraacinada ayaa waxaa la geeyay hoygeeda cusub kaas oo ah Matxafka wayn ee Masar ee Giza, kaas oo lagu wado in sanadkan laga furo meel u dhaw Ahraamta dalkaas.

The Great Boat of King Khufu is transported to the Grand Egyptian Museum

Xigashada Sawirka, Egyptian Ministry of Tourism and Antiquity

Qoraalka sawirka, Doontan wayn ee uu lahaa Boqof Khufu ayaa waxa ay jirtaa in ka badan 4,500 oo sanadood waxaana iyadoo badqabta la helay 1954
1px transparent line
The Great Boat of King Khufu is transported to the Grand Egyptian Museum

Xigashada Sawirka, Egyptian Ministry of Tourism and Antiquity

Qoraalka sawirka, Waxaa la adeegsaday aalado culculus si loo dhaqaajiyo doontan alwaaxyada ka samaysan oo loogeeyo gurigeeda cusub ee rasmiga ah ee lagu soo bandhigi doono
1px transparent line
Experts work inside the Great Boat of King Khufu

Xigashada Sawirka, Egyptian Ministry of Tourism and Antiquity

Qoraalka sawirka, Aragtida ayaa ah in doonta - oo lagu tilmaamay inay tahay doonta soolarka - loo dhisay si uu Fircoon uu hawada sare ugu duulo kaddib dhimashadiisa
1px transparent line
The Great Boat of King Khufu is transported to the Grand Egyptian Museum

Xigashada Sawirka, Egyptian Ministry of Tourism and Antiquity

Qoraalka sawirka, Waxaa laga helay Ahraamta wayn ee Giza ee Qaahira, taas oo laf-ahaanteeda uu dhisay Boqor Khufu
1px transparent line
Egyptian experts and workers pose in front of the Great Boat of King Khufu

Xigashada Sawirka, Egyptian Ministry of Tourism and Antiquity

Qoraalka sawirka, Doonida ayey mas'uuliyiinta Masar waxa ay ku tilmaameen inay tahay walaxdii "ugu ballaarnayd ee ugu da'da wayn" ee alwaax laga sameeyay markii la fiiriyo taariikhda bini'aadamka
1px transparent line
The Great Boat of King Khufu is transported to the Grand Egyptian Museum

Xigashada Sawirka, Egyptian Ministry of Tourism and Antiquity

Qoraalka sawirka, Boqor Khufu - oo la rumaysan yahay inuu halkaas maamulyay intii u dhaxaysay 2,589-2,566 BC - ayaa Giriiggii hore waxa ay u yaqaanneen Cheops
1px transparent line

Xuquuqda sawirradan waa ay dhowran yihiin.