Soomaalida Maraykanka oo dugsiyada lagu barayo dhaqanka Soomaaliga
Published
Manhajka dugsiyada dadwaynaha ee magaaladda Minneapolis ayaa si rasmi ah loogu daray maado ah barashada culuunta Soomaalida , oo ay dhiganayaan ardayda dugsiyada Sare , waxaa warbaxintaan fasalka maadaadaa lagu dhigto ka soo sameeyay weriye Siyad Said Salah.