Dhageyso: Hannaanka doorashooyiinka baarlamaanka ee Soomaaliya sida ay u socoto

Qoraalka Codka, Dhageyso: Hannaanka doorashooyiinka baarlamaanka ee Soomaaliya sida ay u socoto
Published

Codeyn ayaa ka socoto Soomaaliya taas oo ah doorashadii ugu horeysay oo dalka ka qabsoonto muddo 30 sano ah.

Ergo la soo xulay ayaa shan deegaan ku dooranaya xubnaha aqalka baarlamaanka.

Codeynta ayaa loo arkaa inay mudiim u tahay dib u dhiska dalka oo muddo ay ka taagnaayeen colaado.

Haddii baarlamaanka la dhameystiro waxay dooran doonaan madaxweynaha.

Hadaba weriyaha BBC-da Maxamud Cali ayaa safar ku tagay qaar ka mid ah maamullada doorashada ay ka socoto.

Qadka telefoonka ee Muqdisho ayuu ugu warramay AXmed Xaji Xasan